Nabadoon dhaliila Maamulka Axmed Madoobe oo Kismaayo lagu xiray

Ciidamada Booliska Maamulka Jubbaland ayaa hoygiisa magaalada Kismaayo kala baxay Nabadoon caan ah oo lagu magacaabo Cabdi Colow. Nabadoonka oo heysta dhalashada dalka Canada ayaa la sheegay inuu habeenkii labaad ku baryay Saldhig ku yaalla Magaalada Kismaayo sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan qoyskiisa. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka … Continue reading Nabadoon dhaliila Maamulka Axmed Madoobe oo Kismaayo lagu xiray